Guddiga doorashada Guddoonka Baarlamaanka Puntland oo la magacaabay

0
916

Garoowe, (HargeisaPress) —Guddoomiyaha kumeelgaarka ah ee Baarlamaanka Puntland ,Xuseen Yaasiin Xaaji Diiriye ayaa magacaabay guddiga doorashada guddoonka golaha wakiilada.

Guddiga ayaa ka shaqeyn doona doorashada Guddoomiyaha iyo labadiisa ku-xigeen.

Tiro musharrixiinta ah ayaa isu soo taagay xilka guddoomiyaha, ku-xigeenka koowaad iyo ku-xigeenka labaad.

HOOS KA AKHRI GUDDIGA LA MAGACAABAY

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here