Golaha Deegaanka Berbera Oo La Dhaariyay

0
986

Berbera (Hargeisa Press): Maxkamadda gobolka Saaxil ayaa maanta ansixisay xubnaha golaha deegaanka Berbera ee dhawaan la soo doortay.
Dhaarinta xubnahaasi waxaa goob joog ka ahaa wasiirrada areimaha gudaha iyo hawlaha guud iyo maamulka Saaxil.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here