Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil iyo Siyaasi Baashe Cali Jaamac oo Ka Hadley Beelaha Ku Dagaalamaya Buuhoodle

0
1818

Hargeisa (Hargeisa Press)- Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil iyo siyaasi Baashe Cali Jaamac ayaa waxaa ay ka hadleen beelaha dagaalku ku dhexmaray deegaano ka tirsan magaalada Buuhoodle.

Garaad Jaamac iyo Siyaasi Baashe Cali ayaa beelahaasi ugu baaqay inay si deg deg ah u joojiyaan colaadaasi.

Waxaa ay sheegeen in si dhakhso ah u gaadhayaan deegaanada ay ju dirirayaan beeluhu.

LEAVE A REPLY