Ganacsade Axmed Cismaan Oo Faah Faahin Layaableh Ka Bixiyay Sida Ay Qoyska Maamulla Jabuuti Ugala Wareegeen Ganacsigiisii Iyo Shaqsiyaadka Gaarka Loogu Qoray.

0
1187

Hargeysa,(HargeisaPress) –Qoyska Madaxweynaha Jabuuti Waxay bililiqaysteen Tobankii Shirkaddood ee Jabuuti uga shaqaynayay Axmed Cismaan Geelle. Afartii Shirkadood ee ugu waa weynaa waxaa kala qaatay:

  • Shirkadda Multi-Vision Waxaa qaatay TOM oo u dhashay Dalka Ivory Coast, Qabana Faadumo Ismaaciil Cumar Geelle.
  • Shirkadda Jabuuti Container Fright Stion – Waxa qaatay Nasli Cabdale Kaamil, oo ay dhashay Marwo Khadra Xayd.
  • Shirkadda 360-Steven Dorling – Waxaa qaatay Sacad Cumar Geelle oo ah Madaxweynaha Walaalkii.
  • Shirkadda Cheap-Events – Waxaa Qaatay Tolmoon Almis Maxamuud Xayd oo ay Marwo Khadra Xayd Edo run ah u tahay.

Lixdii Shirkaddood ee kalena waa la xidhay, hantidii dhex taalayna waa la bililiqaystay.

LEAVE A REPLY