Gabiley: “Dadku isbedel bay rabaan”…

0
910

Gabiley (HP): Gabiley dadku isbedel bay rabaan.
Mar kasta oo isbedel yimaado dadka rajo iyo dhaq dhaqaaq baa yimaadda.
Mar hadii magaalooyinkii kale dad wada cusub yimid si magaalooyinkaas kale Gabiley ula jaanqaado maayar Aamin ha iska nasto.
Gabiley waa magaalada labaad ee kastamka ugu wayni ku yaal, waxaanay hesha dakhli aanay magaalooyinka kalle helin; sidaas darteed ismalaha dakhliga soo galla iyo siday u dayacan tahay ama u eegtahay.
Maktabadeedii baa loo qaadhaamayey ceeb bay ku ahayd Gabiley iyadoo dalkuba soo wada eegayo inay dawarsato dhismaha maktabadda.


Gabiley aqoontii iyo dhaqaalihiiba way haysata hadana meel bay ka xanimantahay.
Dunidu kastam kuma tiirsana maalinbaa iman doonta in jaadkaba la joojiyo ama number 12 la baabiyo sidaas darteed maayarka soo socda qorshayaal badan baa u yaal iyo sidii loo samayn lahaa ilo dhaqaale oo kale iyo inay ka faaiidaystaan dhaqaalaha imika ay haystaan oo ku sameeyaan qorshayaal mustaqbalka loo haayo.
Isbedelku wuu fiican yahay.

LEAVE A REPLY