Gaadhi Walxaha Qarxa Laga Soo Buuxiyey oo Lagu Qabtay Dawlad Deegaanka Soomaalida (SAWIRRO)

0
1813

Jigjiga (Hargeisa Press)- Ciidamada amaanka ee dawlad deegaanka Soomaalida ayaa gacanta ku dhigay Gaadhi walxaha qarxa laga soo buuxiyay.

Gaadhigan ayaa waxaa ay Ciidamada amaanka ee dawlad deegaanku ku qabteen Magaalada Doolo ee xarunta Wardheer.

Ciidanka amaanka ee dawlad deegaanka Soomaalida ayaa soo bandhigay Gaadhigii iyo qaxariiba waxayna ay shegeen ciidanku inuu ka soo gudbay dhanka Soomaaliya Gaadhiga qaraxa siday, Iyagoona shegay inay Gaadhigan wadeen Laba.

Hoos ka daawo muuqaalka sawirrada

Hargeisa Press Desk/Jigjiga Office.

LEAVE A REPLY