Faysal Cali Waraabe oo Wacad Ku Maray In Hadii Madaxweyne Biixi Uu Qaban Waayo Doorasho Ay Qabanayaan Shir-beeleed

0
972

Stockholm (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka hadley  khilaafka u dhexeeya Sadexda xisbi ee Kulmiye, Ucid iyo Waddani ee la xidhiidha xubnaha loo soo xulay guddida doorashooyinka ee cusub.

Gudoomiye Faysal oo ku sugan wadanka Sweden ayaa waxaa uu ka hadley sababta ay u diidan yihiin midka mid ah xubnaha uu soo magacaabay Madaxweyne Muuse Biixi.

Waxaa uu Faysal Cali Waraabe uu wacad ku maray in hadii ay doorasho dalka ka dhici waydo ay qabanayaan Shir-beeleed, islamarkaana kursiga uu ku fadhiyo Madaxweyne Muuse Biixi la iskugu iman doono.

Hargeisa Press Desk/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY