Faysal Cali Waraabe Oo Taageeray Mooshinka Laga Keenay Farmaajo

0
825

Hargeysa, (HargeisaPress) –Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa si wayn u taageeray mooshinka xildhibaanada baarlamaanka Somaliya ay ka keeneen madaxweynaha maamulkaasi Farmaajo.

Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo ficilada uu wadaa ay yahiin qaar dhamaan umada Soomaaliyeed khatar ku ah, Isagoona cadeeyey in isagu ka gudoomiye ahaan ka shaqeyn doono sidii  Farmaajo xilka looga qaado lahaa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY