“Faysal Cali Waraabe magaca noo ma yeeline ! Horaa u hantinay !” Marwo Samia Muse

0
980

Aniga o ku hadlaya Magacayga Samia Muse Iyo Magaca Godomiyaha Gobolka Saaxil Rooda Ahmed Yaasin waxaan u sheegayna Bulsha weyneta Somaliland :

 

Godomiye Faysal Cali Waraabe haddii o xisbiga Ucid yahay hanti o leeyahay taasi mecnaheedu maaha inoo masuulinta xisbiga amma Haweenka Xisbiga New Ucid inay yihiin Jaariyadu amma hanti o isagu leeyahay o kulba aflagaadeeyo.

 

Waxaan u sheegaya Godomiye Faysal Cali Waraabe :

https://youtu.be/kawYvN_HDL4

 

Godomiye Roda Ahmed Yassin Waxay tahay waad taqaana, waxay Ucid Ka Tahay Somaliland o dhan ba taqaana iyo Waxay Gobalka Saaxil ka tahanay waa ta qaana.

Ee magaca umaad yeeline horay u hantiday !

 

Aniga O Samia Muse ah qofkaan ahay waad taqaana,Reer Finland waxaan ahay way i yaqaanan, Dawlada Finlandna way i taqaana, Somalilandna way i taqaana .

Ee magaca iimaad yeeline horaan u hantiyay !

 

Haween waa kuwaad dhashay ee kula dhashay ee xisbi baa naga dhexeeyay aflagaado maya Godomiye!!!!.

 

 

Marwo Samia Muse

LEAVE A REPLY