Maxaa Sababay Fashilka Ku Yimid Siyaasadda Arrimaha Dibadda Somaliland?

0
405

Hargaysa (HP): Mudadii uu xilka madaxweynenimo ee Somaliland uu hayay madaxweyne Muuse Biixi, waxaa muuqata in si weyn uu hoos u dhac ugu yimid siyaasadda arrimaha dibadda ee somaliland.

Waxaanay dadka falanqeeya siyaasadda arrimaha dibadu tilmaameen in mudadda uu Muuse Biixi, xilka hayay in ay si buuxda u fashilantay siyaasadii arrimaha dibadda ee Somaliland.

Marka loo eego, ama la bar-bar dhigo xiliyadii xukuumadihii ka horeeyay ee Siilaanyo, iyo Daahir Rayaale Kaahin, waxaana muuqata in Somaliland ay sanadahan danbe lumisay saaxiibadii ay beesha caalamka ku lahayd.

Fashilka ku dhacay siyaasadda arrimaha dibadda Somaliland mudadda uu xilka hayay Muuse Biixi, waxaa warbixin ku faaqiday telefishanka Horyaal TV, oo si mug leh uga u soo bandhigay kala duwanaanshiyaha waayadii hore iyo imika ee siyaasadda khaarejiga Somaliland.

DAAWO: Warbixintaasi Uu Horyaal TV Diyaariyay:

 

https://youtu.be/MQLMwlOYHT4

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here