“Farmaajo Wuxuu Ina Tusay Caqligiisu Halka Uu Joogo, Waana Nin Mugdi Ku Jira” Faysal Cali Waraabe

0
643

Hargeisa (HargeisaPress)– Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa eedaymo culus u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, Isagoona ku eedeeyay in uu yahay nin mugdi ku jira oo Somaliland tusay caqligiisu halka uu joogo.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here