Dowladda Ingiriisku Maxay Ka Tidhi Saldhiga Milateri Ee La Sheegay In Ay Ka Samaysanayso Somaliland?

0
1757
Safiirka Dowladda Ingariiska ee Soomaaliya

Hargeisa (Hargeisa Press) — Safiirka dalka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Amb. Ben Fender ayaa ka hadley mowqifkooda gooni isku taaga Somaliland, arrimaha doorashooyinka ee Somaliland iyo Soomaaliya, wada-hadalada laba dal iyo arimo kale.

Amb. Ben Fender oo waraysi dhinacyo badan taabanaya lala yeeshay ayaa sidoo kale ka Hadley saldhig milateri oo la sheegay in Ingiriisku ka samaysanayo Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here