Dowlada Hoose ee Gabiley oo Biloowday Dhismaha Wado Cusub oo Laga Hir Gelinayo Magaalada Arabsiyo

0
978

Arabsiyo,(HargeisaPress) —Maamulka dowlada hoose ee degmada Gabiley ayaa waxa ay maanta si rasmi ah u bilaabeen dhismaha wado laami ah oo casriya oo 1KM ah oo dhexmaraysa gudaha Magaalada Arabsiyo.

Ugu horayn Waxa dhismaha jidkan cusub ka warbixiyay Maayarka magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here