Dowlada Hoose Ee Degmada Gabiley oo Fulisay Olole Lagu Banaynayo Wadooyinka

0
1506

Gabiley (HargeisaPress) – Dowlada hoose ee degmada Gabiley iyo maamulka gobolka ayaa waxa ay maanta si rasmi ah u bilaabeen olole lagu banaynayo wado hawl bawle ah oo laga dhisayo gudaha magaalada Gabiley iyagoo bur buriyay dhismayaal soo galay wadada.

Ugu horayn maamulka gobolka Gabiley ayaa waxa ay ka warbixiyeen hal galadan lagu banaynayo wadooyinka hal bawlaha ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/FFHxT3SBNHo

Khaalid Maxamed Aw Daahir – HargeisaPress  , Gabiley

LEAVE A REPLY