Dhammaan Suxufiyiintani waxay Tacsi Tiiraanyo leh u diyarayaan Qoyska Reer Cumar Kibaar

0
1561

Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Xasan Maxamed Yuusuf, Xoghayaha guud ee SOLJA Maxamed-rashiid Muxumed Faarax iyo Suxufiyiinta kala ah,

Khadar Maxamed Cakulle,

Shiine Cilmi Kaahin

Cali Axmed Cawaale (Caana-dhame)

Madar Cabdi Axmed

Khadar Iid Kaariye,

Caydaruus Sheekh Cumar Geedde

Khadar Maxamed Cakulle,

Cabdifataax Ismaaciil Mursal,

Mustafe Cabdi Maxamed (Janaale),

Cabdiraxmaan Xasan Cabdi,

Siciid Cawil Axmed,

Khaalid Sacad Muuse

Cali Jaamac Maxamed,

Muuse Faarax Jaambiir,

Cabdikariim Siciid Saalax

Saleebaan Ibraahin Xaashi,

Xasan Cumar Xasan,

Xasan Maxamed Jaamac (Baanarooma),

Ismaaciil Maxamed Cakulle

Maxamed Cabdalle,

Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago),

Faysal Xiis Weerar (Afgaab),

Cabdiqaadir Aadan Carab,

Siciid Cabdi Xuseen,

Muniir Axmed Cigaal,

Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig),

Siciid Ismaaciil Gurraase,

Cabdiraxmaan Aw Aadan Dhammeeye,

Cumar Maxamed Faarax,

Maxamed Saleebaan Cumar,

Cali Xasan Sugulle,

Xasan Maal Dhidar,

Cabdiwahaab C/Rashiid Xuseen,

Axmed Maxamed Saleebaan,

Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale)

Cabdiqani Cabdillaahi Axmed (Asbaroo),

Cabdiqaadir Maxamed Ciid,

Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keefkeef),

Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay),

Axmed Maxamed Cabdillaahi (Barre),

Cabdirashiid Cali Sheekh

Maxamed Cabdi Cumar (Cirro),

Kayse Axmed Digaale,

Cabdiraxmaan Nuux Axmed (Hiiraan)

Khadar Macallin Deeq

iyo dhammaan Suxufiyiinta reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska, Ehelada, Qaraabada iyo Asxaabta ay ka baxday Allaah ha u naxariistee Hooyo Cibaado Nuur Dubbad oo Sabtidii maanta oo ku beegnayd 25/10/2014 oo ku beegan Taariikhda Hijriyada 01/01/1436, ku geeriyootay Cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa, laguna aasay Xabaalaha Xeedho ee Duleedka Waqooyi ee magaalada Hargeysa.

Waxay si gaar ah u tacsiyadaynayaan Mawliid Cumar Kibaar oo ay Marxuumaddu Hooyadiis ahayd, waxaanay dhammaan Qoyska, Ehelada, Qaraabada iyo Asxaabta ILLAAHAY uga beryayaan inuu Samir iyo Iimaan Saadi ah ka siiyo, Marxuumaddana uu ALLAAH Naxariistiisa Janno ka waraabiyo. Aammiin……Aammiin…..Aammiin….Allaah ha aqbalo.

 

LEAVE A REPLY