Dhalasho Farxad: Maxamed Muuse iyo Xaaskiisa Caasha Nuur oo Wiil ugu dhashay London

0
1814

ISTANBUL —Gudomiyaha Xisbiga CAHDI PARTY,dhamaan Madaxda Xisbiga CAHDI PARTY,Xamse Cabdiqani Ibraahim, Warsame Carab, Cabdiqadir Sh Xaamud Nadiif, Garyaqaan Khadar Xasan, Mustafe Cabdiraxman Muumin, Maxamed Cabdiraxmaan Faahiye, Cabdisalaan Sh ibraahin, Naadiya Xaaji Ibraahin, Cabdikariim Xaaji ibraahim,Nimco Ibaarim faarax, Dhamaan dadkaasi Waxay Hambalyo Dhalasho Farxad leh u dirayaan Maxamed Muuse Waaberi iyo Xaaskiisa Caasha Nuur Bare oo Xalay Wiil ugu Dhashay Magaalada London gar ahaan St Mary’s Hospital  Paddington Wiilkaasi oo loo Bixiyay Khaalid Maxamed Muuse. Waxay Leeyihiin Noqo Kii Dadkiisa,Dalkiisa Iyo Diintiisaba Anfaca..Aamin..Aamiin..Aamiin.

………………………………………………

Geesta kale waxa Hambalyo u diraya Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin (Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab.Abdikareem Mahamed Aw Aadan Iyo Jamac Axmed Jamac, Samiir Xasan Cabdi. dadkaasi oo Waxay Hambalyo Dhalasho Farxad leh u dirayaan..Farxad leh u dirayaan Maxamed Muuse Waaberi iyo Xaaskiisa Caasha Nuur Bare oo Xalay Wiil ugu Dhashay Magaalada London gar ahaan St Mary’s Hospital  Paddington Wiilkaasi oo loo Bixiyay Khaalid Maxamed Muuse. Waxay Leeyihiin Noqo Kii Dadkiisa,Dalkiisa Iyo Diintiisaba Anfaca..Aamin..Aamiin..Aamiin.

 

 

LEAVE A REPLY