DEG DEG: Boqor Buurmadoow oo Dhaliilihii Ugu Cuslaa U Jeediyay Xukuumada Madaxweyne Biixi

0
1217

Hargeisa (Hargeisa Press)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow oo maanta ka qayb galay xaflada qalin jebinta ee Jaamacada New Generation, ayaa waxa uu eedo culus u jeediyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Boqorka ayaa waxa uu wax laga xumaado uu ku tilmaamay in xukuumada Madaxweyne Biixi ay dhiiri gelin waydo Jaamacadaha Bareefadka ah iyo Iskuulada.

Dhinaca kale, Boqor Buurmadoow ayaa waxaa uu ayaan daro weyn ku tilmaamay in shaqsiyaad kale kooto loogu xidho keenista Shidaalka dalka.

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY