DDS Itoobiya Oo 2500 Oo Geed Ku Caawisay Somaliland

0
576

Tog-Wajaale (HP): Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa 2500 oo Geed midheedyo ah ku soo caawisay dawladda Somaliland.
Geed midheedyadaasi oo ah Canbe, ayaa waxaa maanta magaallo xuduudeedka Tog-Wajaale kula wareegay wasiirka beeraha Somaliland oo uu wehelinayay badhasaab ku-xigeenka gobolka Gabiley.
Waxaana geed midheedyadaasi wadday masuuliyiin ka socday dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Offie.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here