Daawo: Somaliland Oo Bilawday Dacwad Ka Dhan Ah BBC

0
779

London (Hargeisa Press.com): Akhristeyaal waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa barnaamij gaara oo aad u dheer oo  ku saabsan dacwad  ka dhan ah laanta Afka Soomaaliga ee idaacadda BBC.

Dacwadaasi oo masuuliyiin iyo muwaadiniin reer Somaliland ah ay ka bilaabeen magaaladda London ee dalka UK.

Hadaba telefishanka qaranka Somaliland laantiisa magaaladda London ayaa arrintaas dood ka qabatay, taasoo ay ka qayb qaadanayaan weriyeyaal hore oo reer Somaliland ah iyo xubno aqoon u leh saxaafadda.

Halkan Hoose Ka Daawo Doodaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY