DAAWO: Shirkadda Sagal Jet Oo Abaal-marisay Shaqaaleheedda Ugu Wanaagsanaa 2021-kii

0
392

Hargaysa (HP): Shirkadda daabacaadda casriga ah ee SAGAL JET ayaa abaal-marrino guddoonsiisay shaqaalaha shirkadaasi ee ugu wanaagsanaa sanadkii tegay ee 2021-ka.


Abaal-marinta shaqaalaha ee SAGAL JET ayaa iyadu ah mid sanad walba ay shirkadu qabato, isla markaana ay ku abaal-mariso shaqaalaha ugu wanaagsanaa ee dedaalka iyo hawl-karnimadda muujiyay.
Waxaana shaqaalahaasi lagu guddoonsiiyay abaal-marinaha munaasibad ay shirkadda daabacaadda casriga ah ee SAGAL JET ay ugu dabaal degtay 15 guuradda ka soo wareegtay markii la aasaasay shirkadaasi.

DAAWO: Sawirradda Shaqaalihii Ugu Wanaagsanaa 2021-kii Ee Sagal Jet Oo Abaal-marino La Guddoonsiiyay:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY