Brussels (Hargeisa Press.com): Dabaal-degii munaasibadda Ciidul-Adxa ayaa shalay si weyn looga ciiday guud ahaanba wadamadda ka mida dalalka caalamka islaamka oo ay ka mid yihiin degaamadda iyo wadamadda ay ku nool yihiin dadkaย Soomaalidu.
Dalka Belgium oo ka mida wadamadda qaaradda Yurub ku yaalla, isla markaana ay ku nool yihiin dad badan oo ka tirsan jaaliyadda reer Somaliland ayaa isna shalay si weyn looga ciiday.
Waxaanay ย dadweynahaasi isugu hambalyaynayeen munaasibadda Ciidul-Axda, iyagoo dhambaalo tahniyad ah iyo fantasiyo warbaahinta u marinayay ehelkoodda, asxaabta, qaraabadda iyo guud ahaanba shucuubta islaamka.
Dadweynahaย magaalada Antwerp ee dalka Belgium ย waxaa mikrafoonka la dhex maray oo dareenkoodda waydiiyay Tafaftiraha Gabileynewsonline.com weriye Sacad Cali Daahir.
Halkan Hoose Ka Daawo Hambalyadii Jaaliyadda Wadanka Belgium Ee Munaasibadda Ciidda:
Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.