Daawo: Roobkii Guga oo ka Curtay Degmada Wajaale ee Gobolka Gabiley

0
1607

Wajaale,(HargeisaPress) —Roob lagu diirsaday ayaa galabta ka da’ay Degmada Wajaale oo ku taala Gobolka Gabilay,Roobkan oo ahaa mid qaboojiyey deegaankaasi uu ka da’ay dad duunyaba ayaa ah roobkii u horeeyey ee muddo ka da’a deegaanada Somaliland.

https://youtu.be/bqny5o3dSko

Zayid Hanad M Madar  – HaegeisaPress – Wajaale

LEAVE A REPLY