Daawo Qaabka Magaalada Oog Looga Xusay Sanad Guuradii 22aad Ee Kasoo Wareegtay Asaaska Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Madaxwayne Siilaanyo Oo Ka Qayb Galay

0
1320

OOG, (HargeisaPress) — sanad Guuradii 22AAd ee kasoo wareegtay xiligii la asaasay ciidamada qaranka somaliland oo ku beegan 2-Feb ayaa maanta lagu xusay magaalada Oog Oo Hoos Timaada Gobolka Saraar.

sanad Guuradii 22AAd 3

Waxaana Xuskan oo ay isku yimaadeen kana soo qayb galeen  ciidamada kala duwan ee qaranka somaliland isla markaana dhoolo tusyo balaadhan ka sameeyay goobtii ay ka dhacaysay Xaflad ayaa waxa xafladani lagu xusayay sanad guradii 22AAd ee kasoo wareegtay xiligii dhidibada loo tagaay cidanka qaranka somaliland kasoo qayb madaxwaynaha somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud siilaanyo xubno kamida golaha wasiirada, Xildhibaano,Saraakiisha iyo Taliyayaasha kala duwan ee Ciidanka qaranka somaliland iyo waliba Ciidamada qalabka sida.

 

sanad Guuradii 22AAd 2

Waxaana munasibada oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay hadalo kasoo  jeediyay madaxwaynaah somaliland mudane Axmed Maxamed Siilaanyo,Xubno kamida Golaha wasiirada,Saraakiisha kala duwan ee ciidanka qaaran Waxaany dhamaantood hadaladoodu isku soo biyo shubanayeen Muhiimada ay leedahay xuska maalinta ciidanka qaranka somaliland iyo waliba ciidamada qaranka oolagu bogaadiyay inay laban laabaan dadaalka ay ugu jiraan xoojinta nabad galiyada dalka somaliland.

120957a4-f32e-4c40-b483-5b10e04e08e1

sanad Guuradii 22AAd 4

bb0c74be-9dbc-4a11-ac9f-4ab27cc9b6f8

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here