Daawo Muuqaal: Xoghayihii Caasimada Sweden oo Maanta Booqday gobolka gabiley

0
835

Gabiley, (HargeisaPress) —  WEFDI balaadhan oo uu hogaaminayo xoghayihii caasimada dalka sweden lars rood ayaa maanta booqasho ku tegay gobolka gabiley halkaasi oo maayarka magaalada gabiley si balaadhan ugu soo dhaweeyay, waxaana xoghayaha socdaalkiisan ku wehelinayay maayarka caasimada hargaysa cabdiraxmaan soltelko iyo xubno sarsare oo ka socday dalka sweden.

 
warkaasi oo faahfaahsan halkan hoose ka daawo:

LEAVE A REPLY