Daawo Muuqaal: sida Xaafadda Isha Boorama Ugu Diyaargarowday Diiwaangelinta Codbixiyaha

0
883

Hargeysa, (HargeisaPress) —Xildhibaan Maxamuud Axmed Obsiiye oo ka tirsan golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta munaasabad qado sharaf ah oo balaadhan Magaalada Hargaysa ugu sameeyey waxgaradka, Mas’uuliyiinta, aqoonyahanada iyo qaybaha kale ee bulshada Xaafadda Isha Boorame, halkaas oo lagu soo bandhigay diyaargarowga ay xaafaddaasi u gelayso ka qayb qaadashada diiwaangelinta codbixiyaha Somaliland.

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Xildhibaanka

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Odayaasha.

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here