Daawo Muuqaal: Safiirka Somaliland ee Waqooyiga Ameerika oo Hargaysa Lagu Soo Dhoweeyey

0
864
Hargeysa, (HargeisaPress) —  Mas’uuliyiinta Wasaaradda warfaafinta oo ay ka mid yihiin Agaasimaha Guud  Md Maxamed Cilmi Aadan iyo Maareeyaha TV-ga Qaranka Md Khadar xasan Cali gaas ayaa oo ay wehelinayaan Salaadiin, waxgarad iyo dadweyne caadi ah ayaa maanta Garoonka Egal Intranational ee Magaalada Hargaysa waxay ku soo dhoweeyeen Safiirka Somaliland u fadhiya dalalka Waqooyiga Ameerika Ambassador Rashiid Gaaruf oo Dalka Booqasho Ku Yimid Dhanka kalena ururka Xushmeeye oo ka mid ah ururada dhanka dhiirrigelinta ka shaqeeya xaruntiisuna tahay magaalada hargaysa ayaa shahaado Sharaf ku maamuusay Maareeyaha TV-ga Qaranka Md Khadar Cali gaas iyo Idaacadda Quraanka Kariimka ah.

HALKAN KA DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here