Gabiley , (HargeisaPress) —Musharaxa jagada madaxwayne ee xisbiga UCID aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada gabiley ee xarunta gobolka gabiley.
Waxaana socdaalkan uu Jamaal Cali Xuseen ku tagay magaalada gabiley uu daaran yahay sidii uu dadwaynaha gobolka gabiley ugu baraarujin lahaa kuna dhiiri galin lahaa inay ka qayb qaataan diiwaanggalinta codbixiyayaasha.
Sidoo kale xubinta ka tirsin golaha dhexe ee xisbiga ucid ayaa isaguna ka hadley iney mihiin tahay wacyi galinta komishanku ugu baaqey inay shaqadooda kasoo baxaaan.
Hadaba intii xafladani socotey waxa uuu jamaal cali xuseen gudoonsiyey dhalinyarta ciyaartoyga gobalka gabiley 7 dirays oo lagu talo galay iney ku ciyaaran 7doba koxood oo ciyaartoyada reer gabiley ahi ku ciyaaaran.waxana dirayska gudoomay ibraahim sangal oo ah godoomiyaha xisbiga ucid ee gabiley.oo gudoosiyey dhalinyrati ciyaartoyga ahayd ee gobalka gabiley.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://youtu.be/voTvn-x40fw
Abdikareem Mahamed Aw,Aadan — HargeisaPress — Gabiley
Email: wacay28@hotmail.Com
Mobile ..0634633737