Daawo Muuqaal: Madaxweyne Siilaanyo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Danjiraha Norway U Qaabilsan Somaliland iyo Somalia

0
865

SIILAN NORHargeisa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Norway u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Mr. Jens Mjaugeal. Labada dhinac ayaa kawada hadlay Kor u qaadista Cilaaqaadka labada dhinac.

 

Halkan ka Daawo Video

 

Hargeisa Press News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here