Daawo Muuqaal: Madaxweyne Siilaanyo oo Kulan la Qaatay Xildhibaanada Magaalada Sheffield

0
877

Hargeysa, (HargeisaPress) —  Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Waxa uu  Maanta kulan qado sharaf ah iyo is xog waraysi ah kula qaatay xarunta madaxtooyada Xubno ka Mid ah Golaha Deegaanka ee Magaalada Sheffield ee Cariga Ingiriiska.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here