Daawo Muuqaal: Maayarka Hargeysa Oo Xabsiga dhexe Ee Hargeysa Kormeeray lana Kulmay Dhalin yaro farsamo la baray

0
964

maairka harHargeisa, (HargeisaPress) — Maayarka Hargeysa Cabdiraxmaan Soltelco ayaa maanta Bookhday Xabsiga dhexe ee Hargeysa, halkaasi oo uu ka fuliyay adeegyo nadaafadeed. waxa uu sidoo kale halkaasi kula kulmay dhalin yaro maxaabiis ah oo halkaasi ay uga socdeen waxbarasho dhanka farsamada ah, kuwaasi oo la baray farsamada faaradaha.

 

HALKAN KA DAAWO

 

Hargeisa Press News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY