Daawo: Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Qiray Wax-qabadka Maareeyaha Dekadda Magaalada Berbera

0
873

Berbera , (HargeisaPress) — Madaxweyne xigeenka Somaliland Md.Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylaci), ayaa maareeyaha dekadda magaalada Berbera ku amaanay wax-qabad la taaban karo oo uu ka hir-geliyey guud ahaan dekadda Berbera, waxaana uu tilmaamay in uu si hagar la’aan ah uu uga shaqeeyey weballaadhinta, casriyeynta iyo weliba dib-u-habeynta dekaddaasi.

 

 

Md.Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylaci), ayaa hadalkan ka sheegay mar uu ka hadlaayey kormeer uu ku soo maray dhismaha ballaadhinta barxadda Wajaale ee dekadda magaalada Berbera.

 

 

 

DAAWO, muuqaalka Cabdiraxmaan Saylaci ku boggaadinaayo wax-qabadka Maareeye Cali Xoor Xoor

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here