DAAWO: Madaxweyn Muuse Biixi Oo Faah Faahiyey Muhiimada Tartanka Quraanka Bisha Ramadaan Ee Uu Maal Galiyey

0
838

Hargeysa , (HargeisaPress) —Madaxweynuhu waxa uu sidoo kale sharraxay faa’iidada If iyo Aakhiroba ku jirta Qur’aanka kariimka ah, isaga oo guulna u rajeeyey, “Wax la barto Qur’aanka ayaa If iyo Aakhiroba ugu wanaagsan, waana nuurkii oo aad qalbigaaga ku sidato, waana dhallinyaro nasiib badan Ilaaha karsiiyey inay Qur’aanka dusha ka qabtaan iyaga oo da’daas ah, Ilaahayna waxa aynu ka rajaynaynaa inay dhallinyaro badani Qur’aanka xagiisa u jihaysato oo ay qaybaan,” ayuu yidhi madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

LEAVE A REPLY