Daawo Kormeerka Madaxweynaha JSL EE madaarka caalamiga ah ee Cigaal International Airport.

Hargeysa,(HargeisaPress)— Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeer ku sameeyey qaybaha kala duwan ee uu ka kooban yahay madaarka caalamiga ah ee Cigaal International Airport.