Daawo Kooxda Real Madrid Oo Caawa U Dabaaldegeysa Hanashada Koobkeedii 11aad Ee Champions League.

0
1286

HargeisaPress —Real Madrid ayaa hanatay koobkeedii 11aad ee Champions League ka dib markii ay rigoroe 5-3 ku garaaceen kooxda Atletico Madrid kulan xamaasad lahaa oo ka dhacay San Siro, iyadoo 120kii daqiiqo ee ciyaarta ay ku soo idlaatay barbaro 1-1 ah ka dib goolal ay kala dhaliyeen Sergio Ramos iyo Yannick Carrasco.

kox

Daafaca midig Juanfran ayaa rigooradii afaraad ka qasaariyay Atletico Madrid taasoo fursad u siiyay Cristiano Ronaldo inuu guusha u xaqiijiyo Real Madrid isagoo shabaqa dhex dhigay rigooradii guusha.

Atletico-Madrid-v-Real-Madrid-4

Waa markii labaad oo Real Madrid ay koobka Champions League gacantooda ka bixiso kooxda Atletico Madrid, waxa ay sidoo kale ka qaadeen sannadii 2014 oo ay isla gaadheen finalkii Lisbon. Kabtan Sergio Ramos ayaana kor u qaaday koobka Champions League caawa.

ko

koxa

koox

Spain-Soccer-Real-Mad_Nava

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here