DAAWO: Khudbado Muhiim Ah Oo ay Jeediyeen Guddoomiyaha Guurtida, Dr. Galaydh, Safiirka Itoobiya Ee Somaliland Iyo Rayaale

0
832

Hargeysa, (HargeisaPress) — Munaasibad ballaadhan oo casho-sharafeed iyo Afur is barkan ah oo loogu dabbaal-deggayo sannad-guurada 27-aad ee kasoo wareegtay dib ula soo noqoshadii xorriyada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa lagu qabtay xarunta qasriga madaxtooyada Somaliland.

Munaasibadda waxa hadallo ka soo jeediyey Siyaasiyiinta kala ah Guddoomiyaha Guurtida, Hoggaamiyaha Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh, Safiirka Itoobiya u fadhiya Somaliland, Madaxweynihii hore ee JSL Daahir Rayaale Kaahin iyo Masuuliyiin kale.

Halkan Hoose Ka Daawo Khudbadaha Masuuliyiintaa oo dhamaystiran

7

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here