Daawo: Hor Dhaca Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Prof Axmed Ismaaciil Samater.

0
819

Hargeysa,HargeisaPress)—Prof Axmed Ismaaciil Samater oo kamida aqoonyahan reer Somaliland mudooyinkii udanbeeyay dalka waday dood cilmiyeedyo uu kaga arimo door basle xukuumadu dhibsatay ayaa waraysi lala yeeshay wax lagaga wadiiyay halka uu ku danbeeyay Xidhiidhkii udhaxeeyay madaxwayne biixi iyo kamid ahaan shihii xisbiga kulmiye.

Dhanka kale Prof. samater ayaa wax laga waydiiyay wararka sheegay in ay safar naroibi isugu raaceen gudoomiyaha xisbiga wadani

Wareysigan oo u la yeeshay Agaasimaha Guud Ee HCTV Maxamed Cabdi Ilig Hor dhaciisa Halkan hoose ka daawo

LEAVE A REPLY