DAAWO: Dhalinyarada Shaqo Qaran Loo Carbinayo Oo Wacdaro Ka Dhigay Xuskii 18may.

0
167

Hargeysa, (HargeisaPress) — Dhalinyrada loo carbinayo shaqo qaran ayaa dabaal degii shalay ee xusnka 18may wacdaro ka dhigay iyagoo gaardis kusoo maray jidadka dheer badhmaha magaalada hargaysa ilaa ay kasoo gaadheen goobtii loogu talo galay munaasibada xuska 18may.

Sidoo kale waxaa shucuubta shacabka reer Somaliland soo jeedatay hablaha shaqo qaran oo goobta xunka kusoo bandhigay gaardis cajiib  ah kaasi oo fadhi udiiday madaxdii ku sugnayd munaasibada.

LEAVE A REPLY