Daawo: Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Shalay Loogu Sameeyay Marxuum Sheekh Cabdilaahi Cabdi Cali Oo Kamid Ahaa Culimada Dalka

0
695

Hargeysa,(HargeisaPress)—Alle ha unaxariistii xabaalaha baqiic ee magaalada hargaysa aas qaran loogu sameeyay sheikh cabdilaahi cabdi cali oday oo kamid ahaa culimada reer Somaliland oo xalay niskii danbe ku geeriyooday hargaysa.

Aaska marxuumka ayaa waxaa kasoo qaybgalay kumanaan kamida shacabka caasimada Hargeysa, culimo awdiin madaxdhaqameed.

 

 

LEAVE A REPLY