Cusbitaalka Magaaladda Kala-baydh Ee Gobolka Gabiley Oo Qarka U Saaran In Uu Xidhmo

0
1460

Kala-baydh,(HargeisaPress) —Dhakhaatiirta  iyo shaqaalaha ka hawl galla cusbitaalka magaaladda Kala-baydh ee gobolka Gabiley ayaa cabasho xoogan ka muujiyay baahiyo fara badan oo   ka jira cusbitaalkaasi, iyadoo uu cusbitaalkaasi qarka u saaran yahay in uu xidhmo haddii aan dhakhso wax looga qaban.

Waxaanay sheegeen in baahiyahaasi ay   sababeen  in cusbitaalku uu shaqeeyo saacado kooban oo ah gelinka hore ee maalintii oo keliya, isla markaana aanay jirin wax shaqo ah oo  ka socota  gelinka danbe ee maalintii iyo xiliyadda habeenkii midnaba.

Xubno isugu jiray dhakhaatiirka iyo  kal-kaaliyeyaasha caafimaadka ee cusbitaalka tuuladda Kala-baydh ee gobolka Gabiley oo maanta  HC TV  kula hadlay xarunta cusbitaalkaasi ayaa  ka dayriyay in cusbitaalkaasi uu sii shaqeeyo, isla markaana uu qarka u saaran yahay in uu xidhmo  haddii aan si degdeg ah wax looga qaban baahiyaha haysta.

Subax kasta waxa uu qofka fikirayaa la soo toosaa rajo cusub iyo yididiilo ah in uu u qaado tallaabo hor leh oo uu ugu dhowaanayo xaqiijinta riyada uu ku hammiyo rumaynteeda. Haddaba maadaama oo aynu qarka u saarannahay in aynu sagootinno sannadkii 2017, waxaa muhiim ah in naftayda ku sameeyo xisaab xidh, si aan u garto inta ay le’eg tahay guusha an gadhay, iyo illaa xadka uu u dhowaaday himiladiisa. waxaa qasab noqonaysa in uu naftayda weydiiyo su’aalo ay jawaabtoodu u noqoto marag uu si fiican ugu xaqiiqsan karo in uu sannadkaas dhammaanaya guul ka gaadhay ujeedooyinkiisa.

Marka xabiibi waan ku jecelahay oo waxkasta adaa iga mudane iga daa cadhda mcn, walaahi waxan jecelahay markasta inan wanaag iyo farxad ku wada noolano..Caawa waan ka seexan waayay hadalada aad I soo qorta..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here