“Culimadda waxaan u soo jeedinayaa in ay is kaashadaan…”

0
346

Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadam Cilmi, ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay masaajid Hargaysa laga furay.
Furitaanka masaajidkaasi waxaa ka soo qayb galay wasiirro, culimo iyo masuuliyiin kale.
Wasiir Maxamed Xaaji Aadan, ayaa ka waramay qiimaha ay leedahay in masaajidyada la dhiso.
Masaajidkaasi magaciisa la yidhaahdo masjidka Faaduma, ayaa laga furay magaaladda Hargaysa.

DAAWO: Khudbad Wasiirka:


Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY