Col Caare Oo Iska Difaacay Eedo Uu U Jeediyay Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland

0
718

Hargeysa, (HargeisaPress) —Col caare oo ah taliyaha ciidamo ka faloogoobay somaliland kuna sugan wakhtigan gobolka sanaag halkaasi oo wadahadalo usocdeen xukuumada somaliland ayaa ka jawaabay eedo culus oo uu taliyaha ciidanka qaranka somaliland ujeediyay isago oo sheegay in aanu dabiile ahayn ee nuux taani uu danbiile yaha

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here