Cod Sir Ah: Taliye Xuseen Dheere oo Bedka Soo Dhigay Siro Ku Saabsan Aragtidiisii Ahayd In Uu Ciidanka Somaliland U Goosto Puntland iyo Arimo Kale oo Xaasaasiya

0
2062

Hargeisa (Hargeisa Press)-  Waxaa soo shaac baxday oo la helay cod sir ah oo Taliye Xuseen Dheere oo ahaa Taliyhii guutada 93 aad ee Ciidanka Qaranka Somaliland islamaarkaana ka mid ahaa Saraakiishii kala duwanaa ee dhawaan u goostay  Ciidanka Somaliland oo uu kaga hadlay aragtidiisii ahayd in uu Ciidanka Somaliland ka goosto iyo arimo kale oo Qaranimada Somaliland ka hor imanaya

Dhinaca kale, Hadalkan ayaa meesha ka saaray fikiradii iyo aragtiyihii kala duwanaa hadalkii Taliayha Ciidanka Qaranka Somaliland Nuux Ismaaciil Taani looga faa’idaystay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka codka sirta ah

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here