Ciidanka Iyo Culimada Boorama Oo Ka Hadlay Iska Hor Imaadyo Udhexeeyay Kooxo Dhalinyaro Ah Iyo Khasaaraha Ay Sobobeen

0
78

Boorama(HargeisaPress)—Saraakiisha ciidanka booliska ee gobola awdal iyo culimo awdiinta magaalada boorama ayaa si adag uga hadlay iska hor imaad maalmihii udanbeeyay udhexeeyay kooxo kooxo dhalinyaro ah oo ka socday gudaha  magaalada boorama kaasi oo sobobay khasaare faro badan lagu badhtilmaameedsaday meherado iyo guryo xataa la gubay.

Ciidanka iyo culimada ayaa digniin culus udiray dhalinyarada kooxo kooxaha ah ee khaska wada.

LEAVE A REPLY