Wasiir Yurub: “Waxaynu nahay Dad Dagaalo soo-galay oo Rafaad soo gaadhay”
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqo Gelinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland Marwo Yurub Abiib Cabdi, ayaa maanta ka qayb gashay Xaflad ay...
Bangiga Amal Bank oo Ka Farxiyay Carruurta Agoomaha iyo Dan-yarta Hargeysa
Hargeysa (Hargeisa Press)- Bangiga Amal Bank oo ka mid ah Bangiyadda ka jira Somaliland, ayaa deeq kala duwan gaadhsiiyay Carruurta Agoomaha iyo dadka danyarta...
Wasaaradda Deegaanka oo Bilowday Qorshe Ay Kula Wareegayso Duur-joogta
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasaaradda Deegaanka iyo isbabelka Cimilada Somaliland, ayaa bilawday inay la wareegto duur-joogta ku jirta gacanta bulshada, si loo ilaaliyo bad-qabka duur-joogta...
Siyaasigii Ugu Mayalka-Adkaa Garabkii Madaxweyne Biixi oo Ku Biiray Xisbiga Waddani
Hargeysa (Hargeisa Press)- Siyaasiga Maxamed Cabdilaahi Cumar, oo hore u soo noqday wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland, ayaa maanta ku biiray xisbiga mucaaradka ee Waddani.
Maxamed...
Madaxweyne Biixi oo Ka Qaybgalay Aaska Marxuum General Axmed Xasan Muuse
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Axmed Xasan Muuse oo ka mid ahaa...
Weftigii Xisbiga KULMIYE oo Lagu Soo Dhaweeyay Gobolka Sanaag
Ceerigaabo (Hargeisa Press)-Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee xisbiga Kulmiye Cabdicasiis Maxamed Samaale, oo ay wehelinayeen masuuliyiin kale oo xisbigaasi ka...
Wasiir Koore oo Xadhiga Ka Jaray Ceel-biyood Laga Hirgeliyay Deegaanka Laalays
Laalays (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda horumarinta Biyaha Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa xadhiga ka jaray Ceel Riig-biyood ah oo laga hirgeliyay degaanka Laalays...
Ololaha Caymiska Gaadiidka oo Laga Daah-furay Magaalada Hargeysa
Hargeysa (Hargeisa Press)- Fagaaraha Khayriyada ee magaalada Hargeysa, ayaa waxaa maanta si rasmiya looga daahfuray ololaha Caymiska gaadiidka dalka, kaas oo socon doona muddo...
Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Jabhadii Buurta Gacanlibaax la maxkamadayn doono
Hargeysa,(HargeisaPress)–Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in maxkamad la horkeeni doono xubnihii Jabhadii Buurta Gacanlibaax ee weerarka ku dilay in ka nadan 10...
Madaxweyne Biixi oo sheegay in dhawaan la as-aasi doono Somaliland Airlines
Hargeysa,(HargeisaPress)–Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in Somaliland ay hirgalinayso shirkada diyaaradaha ee Somaliland Airlines.
Madaxweynaha oo qudbad sannadeedii dastuuriga ahayd ka horjeediyay baarlamaanka,...