“Muuse Biixi Wanaag ha ka sugina waana noo bacda Ciid-ka…” Guddoomiyaha UCID

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Biixi, in ay dhibaataynayso dimoqraadiyadii iyo qarannimadda...

DAAWO: EX- Wasiirkii hore ee Khaarajiga Somaliland oo dalka dib ugu soo laabtay, kana...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirkii Hore Ee Arimaha Dibada Somaliland Oo Dalka ku laabtay Iyo Xisbiga Kulmiye Oo si balaadhan u Soo Dhaweeyey. https://youtu.be/-qsAT2KSx0c  

Ururka Suxufiyiinta Iyo Qorayaasha Madaxabanaan Ee Somaliland (SSJW) Oo Bogaadiyey Ururka Suxufiyiinta SECJA Oo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Ururka suxufiyiinta iyo qorayaasha madaxabanaan ee Somaliland ee The Somaliland Society of Independent Journalists and Writers (SSJW)  Warsaxaafadeed uu  maanta kasoo saaray magaaladda Hargeysa...

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wakiilka Somaliland Iyo Somaliya Ee Hay’adda...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxwayne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaacii (Saylici) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wakiilka Somaliland iyo Soomaaliya Mr Richard Trenchard...

Madaxweyne Biixi: Dab ayaa Iga Raaca Haddii aan Wareegtada ku Sheego in Ruuxa Xilka...

0
Madaxweynaha Somaliland oo xilalkii ka qaaday Wasiirro iyo Agaasime Guud oo la ogaaday in musuqmaasuq ka dhacay Wasaaradaha ay masuulka ka ahaayeen + sababta...

Magacyada 10 Masuul Oo Ka Kala Socda Dawladaha Somaliland Iyo Somaliya Oo Uga Qayb...

0
Istanbul (HargeisaPress) —Warbaahinta Somaliland gaar haan wargeyska Geeska Africa  ayaa helay warar dheeraad ah oo la xidhiidha xogtii uu cadadkiisii shalay ku soo bandhigay ujeedooyinka...

Madaxwaynaha Somaliland Oo Kormeer Maanta Ku Tagey Xarunta Taliska Ciidamada Booliska Somaliland Iyo Nuxurka...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta guud ee taliska ciidamada Booliska Somaliland. Madaxweynaha oo salaan sharaf ka...

Shil Baabuur Oo Afar Gaadhi Ah Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Gabiley + Gaadhigii...

0
Gabiley, (HargeisaPress) —Shil baabuur oo afar gaadhi ah ayaa maanta ka dhacay duleedka magaalada gabiley,waxana afartaasi gaadhi ku jirey gaadhigii badhasaab ku xigeenka gobolka...

Liiska dalalka ay ka soo jeedaan dadkii ku dhintay diyaarada Ethiopian Airlines oo la...

0
ADDIS ABABA —Madaxda shirkadda diyaaradaha Ethiopian Airlines ayaa goor dhaw ku dhawaaqay dalalka ay ka soo jeedaan dadkii la socday diyaaradii burburtay oo la...

Warbixin Ku Saabsan Haweenka Danyar Ta Ah Ee Ku Ganacsada Suuqyada Magaalada Hargeysa +...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Kadib markii dagaale sokooye ka qarxeen Jamhuuriyadan Somaliland ayaa waxa uu dagaalkaasi sababay inay burburaan dhamaan kaabayaashii dhaqaalaha ee uu lahaa dalkan...