Gudoomiyaha Jaaliyada Reer Somaliland ee Germany oo lagu soo dhaweeyay magaalada Munich

0
Hargeisa (HargeisaPress) –Gudoomiyaha Guud Jaaliyada Reer Somaliland ee Dalka Garmalka Muna Maxamed Saleebaan ayaa Lagu soo Dhaweeyay magaalada Munich ee isla dalka Germany, Gudoomiye...

Gaadhi Walxaha Qarxa Laga Soo Buuxiyey oo Lagu Qabtay Dawlad Deegaanka Soomaalida (SAWIRRO)

0
Jigjiga (Hargeisa Press)- Ciidamada amaanka ee dawlad deegaanka Soomaalida ayaa gacanta ku dhigay Gaadhi walxaha qarxa laga soo buuxiyay. Gaadhigan ayaa waxaa ay Ciidamada amaanka...

Somaliland oo War Ka Soo Saartay Saddex Arday oo Lagu Dhaawacay Bariga Gobolka Badhan

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, Md. Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) ayaa ka hadlay saddex Arday oo uu sheegay in...

Madaxweyne Muuse Biixi iyo Qoyskiisa oo Dacwaynaya Faysal Cali Waraabe

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo qoyskiisa ayaa la sheegay inay ka damqadeen eedaymo uu guddoomiyaha xisbiga Ucid dhawaan u...

Somaliland: Guddiga Wanaag Farista Oo Ka Digay In Loo Dabaal-dego Sanadka 2020-ka

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Guddiga Wanaag farista iyo xumaan reebista Somaliland ee xafiiska Hargaysa ayaa ka digay in dalka laga sameeyo xaflado looga dabaal-degayo sanadka...
Madaxweyne Biixi

Xukuumada Madaxweyne Biixi oo Ka Cagajiidaysa Fulinta Qodobadii Ay Soo Saareen Gudidii Dhex-dhexaadintu

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ayaa weli ka cago jiidaysa fulinta qodobadii ay soo saareen guddigii dhex-dhexaadineysay Xisbiyada Mucaaridka iyo Xukuumada Biixi,...

Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland oo Ka Hadley Dibadbaxyo Lagaga Soo Horjeedo oo Uu Kala Kulmay...

0
Badhan (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha barlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa ka hadley banaanbaxyo lagaga soo horjeedo oo maanta ay kala hortageen  shacabka magaalada Badhan...

Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxii Muqdisho oo Loo Qaaday Dalka Turkiga

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – 16 Qof oo ka mid ah Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa maanta loo qaaday Dalka...

Hoggaamiyeyaasha Mucaaridka Somaliland oo Cambaareeyay Qaraxii Muqdisho Ka Dhacay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xisbiyada Mucaaradka ah ee Somaliland ayaa Cambaareeyay Weerar Naxariis-darro ahaa oo Shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaasi oo lagu laayey...

Jaamacadda Diridhabe oo Si Kumeel Gaadh Ah Albaabada Loogu Xidhay

0
Diridhabe (Hargeisa Press)-Waxaa habeenkii xalay ahaa albaabada loo laabay si ku meel gaadh ah Jaamacadda Diridhabe, kaddib markii ay soo noqnoqotay isku dhaca ardayda...