Tabashadii Korneyl Caarre oo La Soo Afmeeray iyo Heeshiis Buuxa oo Lala Gaadhay

0
Ceerigaabo (Hargeisa Press)– Wararka naga soo gaadhaya magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa waxa ay sheegayaan in duleedka magaalada ay soo gaadheen Kornayl...

Akhriso: Dhacdooyinkii Ugu Waaweyna Ee Ka Dhacay Somaliland Sanadkii 2019

0
Hargeisa (Hargeisa Press)– Dhacdooyinkii u waaweynaa ee Somaliland ka dhacay sanadkii 2019 ee dhamaaday waxa lagu xasuusan doonaa arrimo kala duwan oo ka dhacay...

Al-shabaab oo Mar Kale Warbixin Ka Soo Saartay Qaraxii Ex Koontarool Afgooye

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – War Qoraal ah oo mar kale ka soo baxay Ururka Al-shabaab ayay kooxdu kaga hadashay khasaaraha ka dhashay Qaraxii toddobaadkan...

Puntland: Odayaal Ka Soo Horjeesatay Mashaariicda Imaaraadku Wado oo Maxkamad La Soo Taagay

0
Boosaaso (Hargeisa Press) – Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa Maxkamad hor-geeyay Madax-dhaqameed la sheegay inay ka soo horjeedsadeen Mashaariicda Horumarineed ee Dawladda Imaaraadka Carabtu...

Somaliland: Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Shaaciyey Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Dhibaatooyinka Gudniinka Gabdhaha...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa Maanta Shaaciyey Guddi Culimo heer Qaran ah oo ka shaqay doonta...

Hambalyada Madaxweynaha JSL Ee Sanadka Cusub 2020-ka

0
Hargeysa,(HargeisaPress)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu curashada Sannadka Cusub ee miilaadiga 2020-ka awgeed, kuna beegan Arbacada 01/01/2020-ka uu Hambalyo u dirayaa...

Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka JSL Oo Dhagaxdhigay Wadada Isku Xidhaysa Wadaamo-Goo Iyo Buuhoodle...

0
Wadaamo-goo (HargeisaPress) - Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdillaahi Abokor Cismaan, ayaa si rasmi ah u dhagax-dhigay waddadu...

Wasiirka Khaarajiga Djibouti Oo Ka Hadlay Daynta Shiinuhu Ku Leeyahay Iyo Dareenka Diblomaasiyiinta Maraykanka

0
Hargeysa(HargeisaPress)-Wargeyska caanka ah ee Washington post oo ka soo baxa dalka Maraykanka ayaa shalay qormo dheer ka qoray saamaynta uu dalka Shiinuhu ku yeeshay...

Somaliland: Xukuumadda Oo Mamnuucday Dabaal-dega Sanadka Cusub Ee 2020-ka

0
Hargaysa (HP): Xukuumadda Somaliland ayaa ka digtay in aan dalka lagu qaban karin wax munaasibado ah oo loogu dabaal-degayo curashadda sanadka cusub ee Miilaadiga...

Xukuumadda Somaliland Oo Dacwaynaysa Xisbiyadda UCID iyo Waddani

0
Hargaysa (HP): Xukuumadda Somaliland ayaa dacwad ka gudbisay masuuliyiin ka tirsan xisbiyadda UCID iyo Waddani oo xukuumadda iyo koox kale ku eedeeyay in ay...