Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Iyo Wafti Uu Hogaaminayay Oo Kormeer Shaqo Ku Soo Maraya Deegaano...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo waftigi balaadhnaa ee uu hogaaminayay ayaa kormeer shaqo ku maray Deegaano kala duwan...

Daawo Muuqaal: Wasiir Samaale Oo Kormeer Kedis Ah Ku Tagay Kastamada Kalabaydh iyo Abaarso

0
Gabiley , (HargeisaPress) —Wasiirka  Maaliyadda Cabdicasiis Samaale oo ay weheliyaan Wasiirka Ganacsiga Muuse Qaasim iyo Maayarka Gabiley ayaa kormeer kedis ah ku soo maray...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Markii U Horaysay Ka Hadlay Mawqifkiisa Suldaan Wabar Iyo Musharaxnimada Xisbiga...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa Suldaanka Buuraha Awdal galay ee Suldaan Wabar ku tilmaamay mid qaran dumis ah islamarkaana...

“Waxaa Wax Aan La Liqi Karin Ah,Markaad Aragto Wefti Heersare Ah Oo Somaliland Ka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa si qoto dheer u sharaxay hanaanka lagu midayn karo Somaliland laguna dawayn karo Tabashooyinka Galbeedka iyo...

SONYO: Ciddii kala qaybisay calool-xumo iyo habaar ayay naga mutaysatay!by; Cabdishakuur Heersare

0
Maalmihii u danbeeyey waxa qalbigayga luxayey dareenno xooggan oo ka dhashay kala qaybsankii dalladda SONYO. Waxa aan isku tiriyaa dadka wax badan ka og...

Wasiir Cukuse Oo Dalka Ku Soo Laabtay Sheegayna Inuu Fulinayo Cabashooyin Jaaliyaddaha Yurub U...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdillaahi Cukuse, oo dalka ku soo laabtay ayaa sheegay in Jaaliyaddaha Somaliland ee uu kula soo kulmay Wadamada...

Daawo Muuqaal: Sanad Wanaagsan 2015 Dhamaan Shacabka Somaliland Gaar Ahaan Akhristeyaasheena Sharafta Leh

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Sanad wacan oo wanaagsan.Sanad Wacan Oo Wanaagsan 2015 Dhamaan Shacabka Somaliland Gaar Ahaan Akhristeyaasheena Sharafta Leh. Sanad Wanaagsan 2015. Sanad waliba Hoodiyo...

Daawo Muuqaal:Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Ka Qayb Galay Kulan Maamul Wadaag Ah Oo U...

0
Berbera, (HargeisaPress) — Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo ay Weheliyaan Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada ayaa Maanta Magaalada...

Daawo Muuqaal: Marwada Madaxwaynaha oo Maanta Xadhiga Ka Jartay Dhakhtat Cusub oo Laga Hirgaliyay...

0
Gabiley, (HargeisaPress) — Gabiley.Marwada Madaxwaynaha Somaliland oo Maanta Xadhiga Ka Jartay Dhakhtat Cusub oo Laga Hirgaliyay Magaalada Wajaale. HALKAN KA DAAWO [youtube https://www.youtube.com/watch?v=RHuodB7QtGk]

“Xildhibaanka Buugga Saxeexa Ee Iska Baxa Waxaanu U Aqoonsan Doonaa Xildhibaan Maqan.” Baashe Maxamed...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiye ku xigeenka Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa Mudaneyaasha uga digay inay fadhiyada caadiga ah ee Golaha ka maqnaadaan ka...