DJIBOUTI: Madaxweyne Geelle oo la kulmay Shaqaalaha Dowladda + SAWIRRO

0
Djibouti, (HargeisaPress) —Iyadoo Dalka Djibouti ay ka socdaan ololaha Doorashooyinka Xisbiyada aqlabiyadda dalkaas iyo Axsaabta Mucaaradka ah ay ku doonayaan inay ugu tar-tamaan doorashada...

Dawladda Sweden Oo Sheegtay Inay 7 Milyan Oo Euro Oo Ugu Tallo-gashay Gurmadka...

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Dawladda  Sweden, ayaa shaaca ka qaaday inay taageero balaadhan ka geysteen wax-ka-qabashada abaaraha ba’an ee ka taagan Somaliland iyo wadanka Soomaaliya,...

Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Maanso ALLE bari Ah Ku Sharaxay Baaxadda Abaaraha

0
HARGEISA , (HargeisaPress) — Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laabsaalax) oo ka mid ah foolaadka da’yarta suugaanta hibadda weyn ALLE u siiyay, ayaa soo saaray...

Weftigii Madaxwayne Ku Xigenka Somaliland ee Gurmadka Abarta Oo Lakulmay Xalad Aad U Adag...

0
LUGHAYA , (HargeisaPress) — Wararkii Udanbeeyay Ee Xaalada Abaaraha Gobolada Galbeedka Somaliland Oo Galay Xaalad Aad Uxun Waftigii Uu Hogaaminayay Madaxwayne Ku Xigeenka Iyo Gudida...

Madaxtooyadda Somaliland Oo Maamustay Arday Bartay Wada shaqaynta Dawladda + SAWIRRO

0
HARGEISA , (HargeisaPress) — Madaxtooyadda Soomaalilaan ayaa maanta oo Salaasa ah maamustay 40 shaqaalaha dawladda ah oo si guul ah u dhamaystay tababar laba...

Musdanbeedka Qoyska Sandalada Subeer Awal Oo Go’aan Ka Soo Saarey Suldaan Dhowaan Lagu Caleema...

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Odayaasha ugu faca weyn qoyska sandalada Subeer Awal ee reer Suldaan Diiriye iyo reer Garaad Boon  musdanbeedkooda ayaa go’an adag daqada...

Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland Oo Maanta Ansixiyay Ajandaha Kalfadhigoodii 59Aad Ee Ay Yeeshan +...

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Golaha Guurtida Somaliland ayaa Maanta Ansixiyey Ajandaha Kal-fadhiggoodii 59-aad ee ay yeeshaan mudanayaasha golahaasi.   Waxaana kalfadhigan  shir guddoominayey guddoomiyaha guurtida Somaliland Md.Saleebaan...

Daawo Muuqaal: Maamulka Gobalka Gebilay Wajigii Labaad Dadka Tabaalaysan Deeq Gaadhsiiyay

0
Gabiley , (HargeisaPress) —Maaamuliyiinta Heer Gobol iyo Heer Degmo ee Gobolka Gabiley iyo gudiga abaaraha ayaa  Maanta Wajigii Labaad ee Gurmadka Abaaraha gaadhsiyay deegaanka isha...

SOMALILAND: Dadwaynaha Magaalada Borama Oo Mar Labaad Saaka Tukaday Salaad Roob Doon Ah +...

0
Borama, (HargeisaPress) —Maamulka gobolka awdal oo dhawaan mar labaad bulshada gobolka awdal ugu baaqay in ay muddo saddex casho ah soomaan isla markaana maalinta...

Masuuliyiinta Xisbiga WADANI Oo Si Kulul u Dhaliilay Xukumadda Somliland Iyo Guddida Komishanka

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee WADANi oo manta shir jaraa’id ku qabtay xafiiska xisbiga ee magaalada hargeysa ayaa waxa dhaliilo xoogan...