Hogaanka Ururka Saxafiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Kulan Ay Yeesheen Kasoo Saaray Go’aamo ...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Hogaanka sare ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA ayaa kulankoodii afar biloodka ahaa ee ugu horeeyey ugu qabsoomay xarunta Guud ee Ururka, kulankaas...

Qoyska Caydiid Lafcambe oo ummada uga mahadceliyey Tacsidii geerida marxuum Maxamuud Caydiid.

0
Toronto, (HargeisaPress) — Maxamed Cismaan Adan ayaa sheegay inay muujinayso ehelnimada iyo wax-isu-ahaanshaha tacsidii guud ahaan ummadu ka bixisay geeridii marxuum Maxamuud  Caydiid Raage,...

Roobab Lagu Diirsaday Oo Ka Da’ay Magaalada Burco Iyo Qaar Ka Mida Deegaanada Hoos...

0
Burco , (HargeisaPress) —Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Ayaa Waxaa Habeenkii Xalay Ka Da,ay Roobab Ma Hiigaan Ah Kuwaas Oo Ay Dadka Iyo...

Madaxwaynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Agaasimaha Fulinta Ee Shirkada Sahamnta Iyo Soo Saarista...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxwaynaha  Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane,  Axmed Maxamed  Siilaanyo, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley, Agaasimaha fulinta ee shirkada sahaminta iyo soo saarista shidaalka ee RAK-Gas, Mr. Nishant...

Golaha murtida Iyo madadaalada Muqdisho maxuu ahaa? Waxa Qoray Cumar Seerbiya

0
Suugaanta Soomaaliyeed waa astaan qofkasta oo Soomaali ah ku dhejisan , isagu ha isku garto amaba bulshada kale ee in uun Soomaali aqoon u...

Ciidamada Qaranka Oo Ka Rarey Dhulbeereedka Mashruuca Tog-Wajaale Dadkii Abaaruhu Soo Hayaamiyeen

0
Tog-Wajaale, (HargeisaPress) —Ciidamada Qaranka iyo Booliska Somaliland ee ku sugan Dhulbeereedka Mashruuca Tog-Wajaale ayaa, amar xaga sare kaga yimid kaga rarey, nawaaxiga Ciidanka Qaranku...

Gudoomiyaha Gudida Diiwaangalinta Ururada Siyaasada Somaliland Oo Ka Hadlay Dacwad Ay Dhawan Usoo Gudbiyeen...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha gudida diwaanglinta ururada siyaasiga ah Muddane Cabdirisaaq Jaamac Cumar “Ciyaale” ayaa waxaa uu  markii ugu horeysay  ka  hadley dacwad ay garabka musharax...

Guddiga Doorashooyinka Puntland oo Maanta la dhaariyay + SAWIRRO

0
Garoowe, (HargeisaPress) —Guddiga Doorashooyinka Puntland oo ka kooban 9-xubnood oo shalay Cod Aqlibiyad ah ku  Ansixiyeen Baarlamaanka Puntland  ayaa waxaa Maanta Dhiiriyay Madaxweyne ku...

Roobab Mahiigaan Ah Oo Maanta Ka Da’ay Magaalada Laascaanood Iyo Deegaano Hoos Yimaada Xilli...

0
Laascaanood, (HargeisaPress) —Roobab kusoo beegmay xilli xaalad aad u adag ay ka jirto inta badan gobolka Sool, ayaa deegaanada illaa laga soo sheegayo roobabka...

Nigeria: Garsoore Loo Doortay inuu Ciyaar Dhex-dhexaadiyo isagoo 3 Bilood sii Mootan!!!

0
HargeisaPress — Faddeexad ayaa gilgishay horyaalka Nigeria, kadib markii xidhiidhka dalkaas ciyaar horyaalka ka tirsan u doortay inuu dhex-dhexaadiyo garsoore muddo hore dhintay, taasoo...